Banaan bixii laga cabsi qabay in uu ruxo Muqdisho oo fashilmay iyo Sababta keentay

Waxaa maanta fashilmay banaan bax la hadal hayay in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, banaan baxan ayaana la tuhmayay in daaha gadaashiisa ka abaabulayaan  Xisbiyo iyo siyaasiyiin dowlada Mucaarad ku ah. Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sameesay dadaalo badan oo looga hartagayay banaan baxa laga cabsi qabay, waxaana banaan baxa uu ugu dambeyn noqday mid fashilmay … Continue reading Banaan bixii laga cabsi qabay in uu ruxo Muqdisho oo fashilmay iyo Sababta keentay